Wasiir Goodax oo soo saaray Xeerka ansixinta iyo dhaqan-galka Manhajka Qaranka ee..

Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta srae ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa soo saaray Xeerka Ansixinta iyo Dhaqan-galka Buugaagta Manhajka Qaranka. Qoraal uu soo saaray Wasiir Goodax Bare ayuu ku sheegay in laga bilaabo maanta oo talaado ah Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare u aqoonsatay buugaagta manhajka qaranka ee dugsiga sare midka kaliya … Continue reading Wasiir Goodax oo soo saaray Xeerka ansixinta iyo dhaqan-galka Manhajka Qaranka ee..